Tirintii 35:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Webi Urdun shishadiisa waa inaad ka bixisaan saddex magaalo, dalka Kancaanna waa inaad ka bixisaan saddex magaalo, oo iyagu waa inay ahaadaan magaalooyin magangal ah.

Tirintii 35

Tirintii 35:5-24