Tirintii 27:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gabdhaha Selaafexaad wax qumman bay ku hadleen. Haddaba hubaal waa inaad dhul dhaxal ah aabbahood walaalihiis ka dhex siisaa, oo waa inaad iyaga aabbahood ka dhaxalsiisaa.

Tirintii 27

Tirintii 27:4-17