Tirintii 26:50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intaasu waa qabiilooyinkii reer Naftaali sidii ay qabiilooyinkoodu ahaayeen. Oo intii iyaga laga tiriyey waxay ahaayeen shan iyo afartan kun iyo afar boqol.

Tirintii 26

Tirintii 26:45-57