Tirintii 16:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse aad u cadhooday, oo wuxuu Rabbiga ku yidhi, Adigu qurbaankooda ha aqbalin. Anigu iyaga dameerna kama qaadan, midkoodna waxba ma yeelin.

Tirintii 16

Tirintii 16:14-22