Tirintii 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba nama aadan geeyn dal caano iyo malab la barwaaqaysan, oo namana aadan siin dhul iyo beero canab ah oo aan dhaxalno. War ma waxaad doonaysaa inaad dadkan indhaha ka riddo? Annagu iman mayno.

Tirintii 16

Tirintii 16:11-20