Tirintii 13:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee dadka dalka degganu waa xoog badan yihiin, oo magaalooyinkuna deyrar bay leeyihiin, waana waaweyn yihiin, oo weliba waxaannu halkaas ku soo aragnay reer Canaaq.

Tirintii 13

Tirintii 13:21-33