Tirintii 13:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Muuse bay u warrameen oo waxay ku yidhaahdeen, Annagu dalkii aad noo dirtay waan gaadhnay, oo hubaal wuxuu la barwaaqaysan yahay caano iyo malab, oo midhihiisiina waa kuwan.

Tirintii 13

Tirintii 13:20-33