Tirintii 12:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Haddaba bal hadalladayda maqla. Haddii nebi idinku dhex jiro, anigoo Rabbiga ah ayaa muujin isku tusi doona, oo riyo baan kula hadli doonaa.

Tirintii 12

Tirintii 12:1-15