Tirintii 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu ku soo degtay tiir daruur ah oo istaagay iriddii teendhadii shirka, oo wuxuu u yeedhay Haaruun iyo Maryan, kolkaasaa labadoodiiba soo bexeen.

Tirintii 12

Tirintii 12:1-6