Taariikhdii Labaad 9:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, boqorku wuxuu lahaa doonniyo Tarshiish u dhoofa oo waxay raaceen addoommadii Xuuraam, oo saddexdii sannadoodba mar bay doonniyihii Tarshiish iman jireen, oo waxay keeni jireen dahab, iyo lacag, iyo foolmaroodi, iyo daayeerro, iyo daa'uusyo.

Taariikhdii Labaad 9

Taariikhdii Labaad 9:12-23