Taariikhdii Labaad 9:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Sulaymaan weelashiisii wax lagu cabbi jiray oo dhammu waxay wada ahaayeen dahab, gurigii kaynta Lubnaan weelashiisii oo dhammuna waxay wada ahaayeen dahab saafi ah; wakhtigii Sulaymaan lacag waxba qiimo ma lahayn.

Taariikhdii Labaad 9

Taariikhdii Labaad 9:15-30