Taariikhdii Labaad 6:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo weliba hadday ku fikiraan dalkii maxaabiis ahaanta loogu kaxaystay, oo ay kuu soo noqdaan, oo ay kugu baryaan dalkii ay maxaabiista ku yihiin, oo ay yidhaahdaan, Waannu dembaabnay, oo wax qalloocan baannu samaynay, oo si shar ah ayaannu u macaamiloonnay,

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:28-42