Taariikhdii Labaad 6:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii ay kugu dembaabaan, (waayo, nin aan dembaabinu ma jiro, ) oo aad u cadhootid oo aad markaas cadowga u gacangelisid inay la tagaan oo maxaabiis ahaan ugu kaxaystaan dal kale, ama ha dhowaado, ama ha dheeraadee,

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:32-42