Taariikhdii Labaad 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maqal baryootankayga, anoo addoonkaaga ah, iyo kan dadkaaga reer binu Israa'iil markaannu meeshan xaggeeda u soo tukanayno. Kaas ka maqal meeshaad deggan tahay oo ah samada, oo markaad maqashid na cafi.

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:11-22