Taariikhdii Labaad 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

in indhahaagu ay habeen iyo maalinba la jiraan gurigan oo ah meeshii aad tidhi, Magacayga halkaasaan dhigi doonaa, si aad u maqashid tukashadayda anoo addoonkaaga ah oo aan meeshan xaggeeda u soo tukanayo.

Taariikhdii Labaad 6

Taariikhdii Labaad 6:19-25