Taariikhdii Labaad 36:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yehooyaakiinna markuu boqor noqday wuxuu jiray siddeed sannadood, oo Yeruusaalem boqor buu ku ahaa saddex bilood iyo toban maalmood, oo isna wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:1-19