Taariikhdii Labaad 36:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Yehooyaaqiim falimihiisii kale, iyo karaahiyadiisii uu sameeyey, iyo wixii isaga laga helayba, bal eeg, dhammaantood waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada dalka Israa'iil iyo dalka Yahuudah, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehooyaakiin.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:5-14