Taariikhdii Labaad 36:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gurigii Ilaah waa la gubay, oo derbiyadii Yeruusaalem waa la dumiyey, oo guryaheedii waaweynaa oo dhanna waa la gubay, oo weelasheedii wanaagsanaa oo dhanna waa la wada baabbi'iyey.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:16-22