Taariikhdii Labaad 36:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weelashii guriga Ilaah oo dhan yar iyo weynba, iyo khasnadihii guriga Rabbiga, iyo khasnadihii boqorka iyo kuwii amiirradiisaba dhammaantood wuxuu geeyey Baabuloon.

Taariikhdii Labaad 36

Taariikhdii Labaad 36:16-23