Taariikhdii Labaad 35:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoosiyaah wuxuu dadkii intii joogtay oo dhan adhigii ka siiyey baraar iyo waxarro si ay qurbaannada Kormaridda u bixiyaan, oo tiradooduna waxay isku ahayd soddon kun, iyo saddex kun oo dibi, intaasu waxay ahaayeen intii boqorku maalkiisa ka baxshay.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:1-12