Taariikhdii Labaad 35:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo neefafka Kormaridda gowraca, oo quduus iska dhiga, oo walaalihiinna u diyaariya, si aad u samaysaan si waafaqsan Eraygii Rabbiga oo Muuse loo soo dhiibay.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:5-11