Taariikhdii Labaad 35:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidii qaynuunku ahaa ayay neefafkii Kormaridda dab ugu dubeen, oo qurbaannadii quduuska ahaana waxay ku kariyeen dheryo iyo digsiyo iyo weelal kale oo waaweyn, oo intay qaadeen ayay haddiiba u geeyeen dadkii oo dhan.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:9-16