Taariikhdii Labaad 35:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana meel bay dhigeen qurbaannadii la gubayay inay sidii qaybihii reerihii dadku ay kala ahaayeen Rabbiga wax ugu bixiyaan si waafaqsan waxa ku qoran kitaabkii Muuse. Oo dibidiina sidaasoo kalay u galeen.

Taariikhdii Labaad 35

Taariikhdii Labaad 35:11-18