Taariikhdii Labaad 34:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay siiyeen nijaarradii iyo waxdhisayaashii inay ku soo iibiyaan dhagaxyo la qoray iyo alwaax wax laysku xidho, iyo inay alwaax saqafka haya u sameeyaan guryihii ay boqorradii reer Yahuudah dumiyeen.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:10-16