Taariikhdii Labaad 34:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo lacagtii waxay u dhiibeen shaqaalaha guriga Rabbiga u talin jiray, oo raggii guriga Rabbiga ka dhex shaqayn jirayna waxay u bixiyeen in guriga lagu hagaajiyo oo lagu cusboonaysiiyo.

Taariikhdii Labaad 34

Taariikhdii Labaad 34:4-16