Taariikhdii Labaad 33:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Manasehna dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaaba wuu qalday, sidaas daraaddeed iyagu waxay sameeyeen shar ka sii badan kii ay sameeyeen quruumihii Rabbigu ku hor baabbi'iyey reer binu Israa'iil.

Taariikhdii Labaad 33

Taariikhdii Labaad 33:2-14