Taariikhdii Labaad 33:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cagta reer binu Israa'iilna mar dambe ka dhaqaajin maayo dalkii aan u doortay awowayaashood, hadday dhawraan uun wixii aan ku amray oo dhan, kuwaasoo ah sharcigii iyo qaynuunnadii iyo xukummadii aan gacanta Muuse u soo dhiibay oo dhan.

Taariikhdii Labaad 33

Taariikhdii Labaad 33:3-12