Taariikhdii Labaad 32:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dad badan ayaa Rabbiga Yeruusaalem ugu keeneen hadiyado, oo Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudahna waxay u keeneen waxyaalo qaali ah, sidaas aawadeed markaas intii ka dambaysay ayaa isaga loogu sarraysiiyey quruumaha oo dhan hortooda.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:18-31