Taariikhdii Labaad 32:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu Rabbigu Xisqiyaah iyo dadkii Yeruusaalem degganaaba uga badbaadiyey Seenxeeriib oo ahaa boqorkii Ashuur gacantiisii iyo gacantii kuwii kale oo dhanba, oo iyagiina dhinac kasta wuu ka ilaaliyey.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:15-24