Taariikhdii Labaad 32:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumihii awowayaashay ay wada baabbi'iyeen ilaahyadoodii oo dhan kee baa awooday inuu dadkiisii gacantayda ka samatabbixiyo? Haddaba Ilaahiinnu sidee buu u awoodaa inuu gacantayda idinka samatabbixiyo?

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:9-18