Taariikhdii Labaad 32:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War miyeydaan ka war qabin aniga iyo awowayaashayba wixii aan ku samaynay dadyowga dalalka deggan oo dhan? War quruumaha dalalka deggan ilaahyadoodu miyey sinaba u awoodeen inay dalkooda gacantayda ka samatabbixiyaan?

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:10-16