Taariikhdii Labaad 31:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wadaaddadii ahaa farcanka Haaruun oo joogay beeraha magaalooyinkooda agagaarkoodii, magaalo kasta waxaa ugu jiray niman loo magacaabay inay qayb siiyaan wadaaddada inta lab ku jira oo dhan iyo kuwii reer Laawi oo abtiriskooda lagu tiriyey oo dhan.

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:12-21