Taariikhdii Labaad 31:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo weliba kuwii abtiriskooda lagu tiriyey oo ahaa dhallaankoodii yaryaraa, iyo naagahoodii, iyo wiilashoodii, iyo gabdhahoodiiba oo shirka oo dhan ku dhex jiray, waayo, iyagu jagadoodii lagu aaminay ayay quduus iskaga dhigeen.

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:11-21