Taariikhdii Labaad 29:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xisqiyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalemna boqor buu ku ahaa sagaal iyo labaatan sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Abiiyaah ina Sekaryaah.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:1-6