Taariikhdii Labaad 28:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Aaxaas dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay magaalada Yeruusaalem, waayo, isagii lama gelin qabuurihii boqorrada dalka Israa'iil; oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Xisqiyaah.

Taariikhdii Labaad 28

Taariikhdii Labaad 28:19-27