Taariikhdii Labaad 28:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii Israa'iilna waxay walaalahood maxaabiis ahaan uga soo kaxaysteen laba boqol oo kun oo qof, oo ahaa naago iyo wiilal iyo gabdhoba, oo waxay kaloo ka dhaceen maal badan, oo maalkiina waxay keeneen Samaariya.

Taariikhdii Labaad 28

Taariikhdii Labaad 28:4-17