Taariikhdii Labaad 28:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sikrii oo ahaa nin xoog badan oo reer Efrayim ayaa dilay Macaseeyaah oo ahaa boqorka wiilkiisii, iyo Casriiqaam oo reerka u talin jiray, iyo Elqaanaah oo ahaa kii boqorka ku xigay.

Taariikhdii Labaad 28

Taariikhdii Labaad 28:1-11