Taariikhdii Labaad 26:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Cusiyaah wuxuu Yeruusaalem ka dhisay oo xoogeeyey munaarado, oo waxay ku yiilleen iriddii geeska, iyo iriddii dooxada, iyo meesha derbigu ka leexdo.

Taariikhdii Labaad 26

Taariikhdii Labaad 26:7-12