Taariikhdii Labaad 26:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Cammoonna waxay Cusiyaah siin jireen gabbaro, oo magiciisiina wuxuu ku faafay oo gaadhay xataa meesha Masar laga galo, maxaa yeelay, aad iyo aad buu u xoogaystay.

Taariikhdii Labaad 26

Taariikhdii Labaad 26:1-15