Taariikhdii Labaad 25:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Amasyaah taas wuu maqli waayay, maxaa yeelay, waxay ka timid xagga Ilaah inuu iyaga cadowgooda gacanta u geliyo, waayo, iyagu waxay doonteen ilaahyadii reer Edom.

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:16-24