Taariikhdii Labaad 25:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad leedahay, Bal eeg, waxaan laayay reer Edom, oo sidaas daraaddeed waad isla weynaatay, waadna faanaysaa, haddaba gurigaaga iska joog. Bal maxaad belaayo isugu soo jiidaysaa oo aad adiga iyo dadka Yahuudahba u wada dhacaysaan?

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:15-20