Taariikhdii Labaad 23:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay wiilka boqorka soo bixiyeen, oo waxay u saareen taajkii, markhaatifurkiina way siiyeen, oo waxay ka dhigeen boqor, oo Yehooyaadaac iyo wiilashiisiina intay isagii subkeen ayay yidhaahdeen, Boqorku ha noolaado.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:1-18