Taariikhdii Labaad 23:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii oo dhanna wuxuu ka dhigay in nin waluba hubkiisa gacanta ku haysto oo ay istaagaan guriga dhankiisa midig ilaa dhankiisa bidix iyo tan iyo meesha allabariga agteeda iyo guriga agtiisa, oo boqorkii bayna isku wareejiyeen.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:6-11