Taariikhdii Labaad 18:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu yidhi, Anigu waan tegayaa oo waxaan noqonayaa ruux beenlow ah oo afka nebiyadiisa oo dhan ku jira. Oo Rabbigu wuxuu yidhi, Adigu waad sasabi doontaa oo weliba waad ka adkaan doontaa, haddaba tag oo saas yeel.

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:20-22