Taariikhdii Labaad 18:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ruux soo baxay oo Rabbiga hortiisa istaagay, oo yidhi, Anigaa soo sasabaya. Kolkaasaa Rabbigu ku yidhi, Sidee baad u soo sasabaysaa?

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:17-23