Taariikhdii Labaad 16:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Aasaa lacag iyo dahab ka soo bixiyey khasnadihii guriga Ilaah iyo kuwii guriga boqorkaba, oo wuxuu u sii dhiibay Benhadad oo ahaa boqorkii Suuriya oo Dimishaq degganaa, oo wuxuu ku yidhi,

Taariikhdii Labaad 16

Taariikhdii Labaad 16:1-8