Taariikhdii Labaad 16:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqornimadii Aasaa sannaddeedii lix iyo soddonaad ayaa Bacshaa oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil dalka Yahuudah ku kacay oo wuxuu dhisay Raamaah, inuusan qofna u oggolaan inuu ka baxo ama u galo Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.

Taariikhdii Labaad 16

Taariikhdii Labaad 16:1-8