Taariikhdii Labaad 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay xoogeeyeen boqortooyadii dalka Yahuudah, oo intii saddex sannadood ah ayay xoogeeyeen Rexabcaam ina Sulaymaan, waayo, saddex sannadood ayay ku socdeen jidkii Daa'uud iyo kii Sulaymaanba.

Taariikhdii Labaad 11

Taariikhdii Labaad 11:14-23