Taariikhdii Labaad 11:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dabadoodna qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan in alla intii qalbigooda ku qabata inay doondoonaan Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil waxay iman jireen Yeruusaalem inay allabari u bixiyaan Rabbiga ah Ilaaha awowayaashood.

Taariikhdii Labaad 11

Taariikhdii Labaad 11:13-23