Taariikhdii Kowaad 8:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Neerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Melkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal.

Taariikhdii Kowaad 8

Taariikhdii Kowaad 8:32-39